Xildhibaanadii Koonfur Galbeed ee ku sugnaa Muqdisho oo maanta ku laabtay Baydhabo

Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo. Xildhibaanadan ayaa intii ee Muqdisho joogeen waxaa la dejiyay Hoteelo gaar ah, waxa ayna Xildhibaanadan kulamo kala duwan la qaateen Madax katirsan dowlada Soomaaliya iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Koonfur Galbeed. … Continue reading Xildhibaanadii Koonfur Galbeed ee ku sugnaa Muqdisho oo maanta ku laabtay Baydhabo